(Sawirro) Xuska 26-ka Juun oo caawa Dhuusamareeb lagu qabtay & RW Khayre oo ka qeyb galay

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre oo bulshada magaalada Dhuusamareeb kala qayb galay munaasabadda xuska sannad guurada 59-aad ee xorriyadda goballada Waqooyi ee dalka, ayaa hambalyo u diray ummadda Soomaaliyeed. Ra’iisul Wasaaraha oo sheegay in 26-ka June oo ah maalintii ugu horreysay ee calan Soomaaliyeed oo xor ah laga taago dhulka … Continue reading (Sawirro) Xuska 26-ka Juun oo caawa Dhuusamareeb lagu qabtay & RW Khayre oo ka qeyb galay